Qarax aad u xoogan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo rasaas dhaceysa

Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay agagaarka Isgooska Sayidka ee magaalada Muqdisho. Sida aan wararka ku helnay qaraxa kahor ayaa waxaa dhacday rasaas xoogan waxaana xigay qarax xoogan oo halkaasi ka dhacay, waxaana wali la maqlayaa rasaas ka dhaceysa aaga uu qaraxu ka … Continue reading Qarax aad u xoogan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo rasaas dhaceysa